Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 20 May ,2013 xariga ka jaray 600 oo guri kuwaasi oo hayada World Vision u dhistay barakacayaasha
Garowe ku dhaqan.Wasiiro ka tirsan xukuumadda ,xildhibaano ,madaxda hayada World Vision ,maamulka ...
[Published Radio Garowe - May 20 2013]